DAAWO:- Shacabka Buuhoodle oo si balaadhan uxusay 18ka May maalinta Qashinka gurka SSC + Calanka Somaliland oo dab la qabadsiiyay..

Shacab waynaha ku dhaqan magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Ceyn ayaa maanta si balaadhan uxusay maalinta loo asteeyay maalinta qashin gurka ama Nadaafadda waxaana ka qayb galay boqolaal shacab ah iyo masuuliyiin katirsan Maamulka Khaatuma.

Shacabkaan oo isugu soo baxay fagaaraha magaalada ayaa waxaa la hadlay qaar kamid ah masuuliyiinta degmada iyo kuwa gobolka iyadoona itaa kadib mel fagaare ah lagu gubay Calanka Somaliland oo lasii raacsiiyay qashin laga soo aruuriyay xaafadaha magaalada.

HALKAAN KADAAWO

 

2 Comments

  1. Marqaanews maanta waydinku gudhay idinka iyo khaatumo news.
    Waxa ugu daran marka beenta lagugu barto,kkkk

Leave a Reply

Your email address will not be published.