Daawo Sawirada:- Wasiirka waxbarashada Puntland sidee maanta loogu soo dhaweeyay Deegaanka Damalla-Xagarre kahor inta aanay soo weerarin Sland.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Puntland Cabdullaah Maxamed ayaa maanta booqasho Ku Tagay deegaanka Damalla-xagare oo dhaca Koonfurta Gobolka Sanaag.

Wafdiga wasiirka ayaa soo dhaweeyn balaadhan kala kulmay shacabka deegaanka oo Puntland katirsan kahor inta aanay Somaliland ciidankeedu soo weerarin wafdiga wasiirka.

HALKAAN HOOSE KADAAWO SAWIRADA KAHOR DAGAALKA

3 Comments

  1. Masha Allah guuuuuleeysta geesiyaasheeydoow waan idinku ogaa sida aad edbisaan dagaal oogayaasha iimaan laawa yaasha dhulboobka ah
    Walle Jab baa meesha karaacay baa layiri workloads ka SNM

    SOMALIA HANOOLAATO DABADHILIF IYO DAGAAL OOGE WALEE MAANTEEY UGU LIITAAN
    NIYADA ISKA DHISTA REER BEEN KUNOOLE.

Leave a Reply

Your email address will not be published.