DAAWO:- Odayaasha Hawiye ”MD Farmaajo Go’doon curyaamin ah ayuu saaray Muqdisho mana loo dulqaadan doono”.

Qaar kamid ah odayaasha iyo waxgaradka beelaha dega gobolka Banaadir oo kulan balaaran isugu yimid ayaa si kulul u cambaareeyay xernaanshaha wadooyinka Muqdisho.

Ka qaybgalayaasha kulanka ayaa waxa ay sheegeen in Muqdisho ay go’doon kujirto Muddo sanad ah iyagoona caburin kutilmaamay in wadooyinkii oo xiran walina ay dhacayaan falalka lidka ku ah Amaanka.

HALKAAN KADAAWO

4 Comments

  1. Horta haa hawiye ah bal iska sax meeshas 1991 h.gidir markay abgal dagalka ku qadaysay iyada xulufo wadato waxay probogada ka bilowday abagal hawiye ma ahan sababta ah harti abgal wa darod waxa ku jiro qolo layirah warsangali waa siday h.gidir shegatay kadib 1994 waxay tiri xawadle hawiye mahan waa darood .galjecel mar hore ayaba laga saray. Waxa is weudon mudan qolodan magaca nagaha watan ee habarwasaq iyada ma hawiya haday tahay hawiye dhaqan ma uleyihin waxa anshax darada oo wasaqnimada ah ee h.gidir samaynaso? Jawabta waa maya hawiye magaca waxa kadilay wasaqdah.gidir .mida kale xamar maxa kagalay daganba uma lahan 1990 obasibo tookiyo la yirah ayay kadaganayen hadana guryo islamed ayay dagan yihin maxa ka galay masiirka magalada muqdisho mise waa ku qabsoku qadimayside

  2. Wax hawiye Xaqiiqa waxa jira Habar jidir, Degaanka Xamarna iyagaa Abgaal uga soo horeeyey, odayaasha abgaal Xamar waqtigii isticmaarka Habeenkii ma seexan jirin iska daa kuwa kale ee maacuunta ah, Odayashii habar gidir oo uu ka mid ahaa Marxuum Cabdulahi ciise waa loo ogolaa in uu habeenkii ku baryo, isaga iyo wixii la socda. hadaba xagee ka keentay, habar gidir baa meel kale ka timid. Somaliyi ma heshiineyso, inta Fikradaada wax qabaa Joogaan.

  3. Tariikhdina ma abdulahi ciise ka bilabataa abulahi ciise talyaniga ayuu boyas u ahay marka hadashan 1 qof oo balishle ah iyo dagankina kala sara 1990 ka hor itadan guryaha bilqada dagin xageed ku noleyden xamar xafade ka daganayden malaheyden kaba qabiil ama ugas su.alahas dhan jawab uma haysin waxa tihin nagihii burkarole ka shaqeysan jiray iyo nimanki tuugada ahay eesafaleetida dafi jiray iyo itii xabsiyada ku jiratay oo 1990 ku midobay qabil magac naged leh waa inad tarikhada sidas u ogataa hawiyenimo boos idi kaga bana sababta ah odaygii hawiye la labeeb ayuu dhalay naag ilmheda logu magacdaray

  4. Waxaan ka xumahay in Abgaal in Habargidir oo maskaxda ku haysa dhulboob in ay ku hayso Hawiye Hawiye . Abgaal ma ilowday in dad gobolada dhexe ka yimi ay xoog uga qabsadeen inta badan magaalada. Markasay u ogolaadeen la xulufonoqosho dadkii qaawaana oo guryahooda iyo naagahooda qabsaday. Allow Abgaalindhaha u fur

Leave a Reply

Your email address will not be published.