Daawo : Muuqaalkii Ugu Dambeeyay Xarunta Degmada Warta Nabadda Ee Maanta La Qarxiyay

Qasaara isugu jira Dhimasho iyo Dhaawac ayaa ka Dhashay Qarixii Maanta lagu Weeraray Xarunta Dagmada Warta Nabada ee Gobolka Banadir.

Ugu yaraan afar ruux ayaa ku geeriyootay qaraxaas,halka tiro kale oo la shaacin ay ku dhaawacmeen,waxaana xaalada goobta ay tahay mid weli kacsan.

Wararka qaar ayaa sheegaya in qarax uu ku dhaawacmay Xoghayaha Degmada Warta-nabadda ee Gobolka Banaadir Cali Aadan Warsame,kaasi oo loo qaaday mid kamid ah goobaha Caafimaadka ee Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.