DAAWO FADEEXO: Immisa magaalo oo laga xusin 18-ka May,Tooshkii Barnaamijka Baadi Goob & fashilka Muuse Biixi

Maalintii shalay ahayd oo taariikhda ku beegneyd 18-ka May 2019-ka waxaa deegaano badan oo Somaliland ka tirsan laga xusay maalinta gooni isku taaga Somaliland.

Somaliland oo aan wali aqoosan loona arko iney tahay maamul hoostaga taliska Muqdisho ayaa ictiraaf raadineysa mudo ka badan 20-sano.

Shabakadda Marqaannews Waxaa Ay Halkan idiin ku soo gudbinasa Barnaamjika Baadi Goob oo Kabaha la dulmaray Taliska Jeegaanta Ee Muuse Biixi Hogaamiyo.

3 Comments

  1. Museveniga yugandha oo ka fiirsanaya sidii uu wax ula qabsan laga sl,
    Kadid makuu wafdi culus uso diray inay gobjog ka noqdaan xuska 18may aya wuxu hada ka fiirsanaya
    Inuu xidhidh dhaw la yeesho sl

  2. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Allahu Akbar kabiiran cajiib!

Leave a Reply

Your email address will not be published.