AKHRISO:- Maamul goboleedyada oo markale ka hor yimid Goaan kasoo baxay Dowladda Dhexe.

Iskaashiga Wasaaradaha Maaliyada ee xubnaha ka ah Dowladda Federalka Soomaaliya waxay si cad uga hor-imaanayaan Xeerka Cashuuraha Dalka ee Wasiirka Maaliyadda DFS uu horgeeyey Golaha Baarlaamaanka Federalka Soomaaliya.

Halkaan ka akhriso war-saxaafadeedka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.