DEG DEG:Ciidamada Puntland oo Deegaano Cusub kala Wareegey Puntland ,Soomaliland oo Faarujisay

Wararka Naga Soo gaadahay Gobolka Sanaag Ayaa Sheegaya Inay Ciidamada Puntland Kusii Siqayaan Gobolka Sanaag Markii deegaano Dhowr Ah kala wareegeen Soomaliland,Deegaanada waxaa Ka mid Ah Degmada Yubbe iyo Deegaano Hoos Taga.

Ciidamada daraawishta Puntland oo Aad u Hubaysan Ayaa isku Gadaamey Deegaano Dhowr Ah oo Gobolka Sanaag Ka Tirsan Soomaliland Fadhisin u Ahayd,Waxaana Ka Baxay Ciidamada Soomaliland saacadaha Ugu danbeyey.

Wasiiro iyo saraakiil ka Tirsan Ciidamada Puntland Ayaa Gaadhey Deegaano ka Tirsan Sool iyo sanaag,Gar Ahaana Degmada Boocame oo Ciidamada Joogey Puntland ku biireen.

Waxaa Xiligani Sii daciifaysa  kalsooni dadka Deegaanka Soomaliland  u hayeen.

Goobjoogayaal Ku Sugan Boocame Ayaa Sheegay Inay Ciidamo dhawaan Ku biiray Puntland Fadhisimo ka Dhigteen Boocame ,Puntland Ayaa Mushaar U Qaybisay Ciidamo Soomaliland Kasoo  Goostay.

Marqaannews

2 Comments

  1. Dhulka darawish iyi warsangali kasifeeyaa beelaha habarjecolo iyi h AWAL. Gabileey kayimid. Waa inaan la aaminin taani kahin walahay. Waxay rabaan inay harti cadawad dhex dhigaan. Oo bada qabsadaan. Oo.magac yeah aan oo.harti noqdo gun meelwalba. 150km degaan burco ilaa gabileey cabirka diyaardaha. Dhulkaa kuyar kii dhulbahante iyo warsangali dhulka ilaahay siiyay rabaan inay askartooda dejiyan oo caalmka ku tuug aadaan. Oo yiraahdaan. Amison jegaanta joogta. Wiilashooda shaqo Uga dhigaan. Qabsadaan qabruga darood. Oo dagaal kadhacay 1700 sano kahor oo.kablalalx badan difaac een dsgaalkas oo ah mesha. Uu kadhacay dagaalkii darood iyo jegaanta wali waxay rabaan inay qabsadaan. Oo shilimaad siiyaan kuwa yar oo.lajooga. oo Aan ogayn tariikhda harti.

Leave a Reply

Your email address will not be published.