DAAWO VIDEO:Yaab Gabdho Mataano 19 Sano ka Hor La Xaday Hada Facebook laga Helay

Waa Sheekadii Ugu Xiiso Badnayd oo Muujinaysa Facebook oo Sifudud Looga Helay Gabdho La Xaday 19 Sano ka Hor.Waa Laba Gabdhood oo cid kala Saarta la La yahay .

Sharoon Iyo maaloon Waa Gabadho 19 Sano hada Jira, Waxayna Ku Wada Dhasheen Isbitaal Ku yaala kakameega Nairobi,Hada Waxaa Soo baxay Shaki Ah Inay Ahaayeen Mataano Walalo Ah,Isla Markaasina la xaday Mid ka Mid Ah,waxaase Lagu wareersan yahay Qisadani.

halkani Riix Video Sheekadani Yaba Leh

Waxaa Hada Labada Reer ee Gabdhahani kala Korsaday isku haystaan Mid Kasta Inay Iyagu Dhalen Labadani gabadhood oo Wajigooda Xataa Walidkooda Aysan kala Garanayn Iskabada Inay Cid kale Kala Garatee.

Waxaa Kiiskani Jahwareer Ku Ridey Markii Labada Gabdhood facebook iska Barteen Mid kastana Ta Kale U Malaynaysey inay Sawirkeeda Isticmaalayso,Balse Kadib Si yaab leh u Kulmeen laguna Ogaadey Inay isku Hospitaal Ku Dhasheen,isku habeena Wada Dhasheen.

Balse Sheekadani Xiisaha Leh Sidee Ayey Ku Bilaamatay Waa Mida Qof kasta uu Doonayo Inuu Ogaado…..
Bishani Horaanteeda Ayaa Sharoon oo ka Mid Ah labada Gabadh Mid uun Ayaa Loo Sheegay Inay sawiradeeda Maalin kasta Isticmaasho Gabadhani Maloon Loona Soo Diray facebookeeda,kadib Facebook Ayey ka Codsatay Qeybta Requestiga Ama Saxiib la Noqoshada Asxaabta Barta Social ka,Maloon waxay Aqbashay Friennd Ka Sharoon Kadibna waxay Ku dacwootey Sharoon Inay sawiradeeda Isticmaasho Iyo wajigeeda.

Maloon waxay Sheegtey Inay Iyada iska Leedahay sawiradani balse Ay la Yaaban tahay Sawiradeeda Inayba Uga Jeedo Gabadhani Soo codsatay,Ugu Danbeyna Dood Dheer waxay Ku heshiiyeen Inay Kulmaan labadani Gabdhod Bal Si Ay isku Arkaan.

Ugu Danbeyn Sharoon iyo Maloon Way Kulmeen Balse waxay qaadan Waayeen Iyaga Laftooda Inay isku Egyahiin markii Ay iswaraysteena waxay Ogaadeen Inay isku Isbitaal Iyo Isku Habeen Dhasheen,Gabdhana mid Ka Mid Ah hada Hooyadeeda Way Dhimatay waxaase Soo korsatay walasheeda,Waxayna Ku heshiiyeen Gabadha Hooyadeeda Dhimatay Gurigooda oo Abaha Joogey Xiliga Inay Imadaan.

Kadib gabadhi Abaha Horay Ugu Haystey Gabadhiisa Mahee Tii kale Ayaa Lagu Heshiyey Inay Guriga Kusoo Hor marto Bal Si Abaha uu Hadii uu Aqoonsan Karo ,Abaha waxaa uu Sheegay Inay gabadhisa Tahay Balse Been Tahay Inay Jirto gabadh u Eg Gabadhisa,waxayna u Yeedhay Gabadhi Horay Abaha U haystey Gabadhisa Halkaasi oo Abaha kala garan waayey mida oo Magaca Sharoon ugu Yiidhayo.

Sheekadani Ayaa Kadib Abuurtay Jaahwareer Xoogan ,Agaasimaha Guud ee Danbi Baashista Kenya Ayaa cadeeyey Inay hada Ogolaadeen In Labadani Gabdhood Iyo Waalidka Sheeganaya Laga Qaado DNA oo Ah Dhiiga Cadaynaya Ehelka Cida Sida Saxda U Dhashay Labadani gabadh oo la aamin san Yahay Inay yahiin Matqaano Balse Qoyska Labada Reer Mid Uun Tuugonimo ku Qaateen.

axase Yaabka Leh Inaysan hada Waalidka Sheeganaya Gabdhani kala Garan Karin mida Horay u haysteen,TV ga Citizen waxaa kasoo muuqday labada Gabdhood,Hooyada Nool ee Sheeganaysa Iyo Walaasha Soo Korsatay ,Waxaase Dad Badani Amineen Gabadha soo korsatay Mid ka mid Ah Gabadha Inay u Egyahiin Labadani Gabdhood.

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.