DAAWO VIDEO:Ilhaan Cumar oo Mar kale kaga Yaabisay Donald Trump Laf Dhuun Kashayna Ku Noqotay

Xildhibaanad Ilhaan Cumar  ka tirsan koongareeska Mareykanka ayaa shaacisay in aysan marnaba ogolaan doonin inay aamusto, kadib markii xilli ay khudbad jeedineysay ay wax ka sheegtay Madaxweyne Donald Trump sidoo kalena ay ka hadashay weeraradii September 2001.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa u jawaabay ilhaan Cumar, waxaana barta Twiterka uu kusoo qoray hadalo uu ugui jawaabayey Ilhaan Cumar o ay ka mid ahaayeen” Waligeen ma hilmaami doono weeraradii 2001 iyo erayo kale

Halkani Riix Video Muuqaalka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.