DAAWO VIDEO:DEG DEG Wariye Coldoon oo cabsigi Uu Ku Jiri Jirey La Lagiyey Xabsi Daaina In lagu Xumo Laga xabsi Q

Wariye Cabdi Malik Muuse Coldoon ayaa xalay ciidamada Booliska Soomaaliland waxa ay ku xireen Xabsi ku yaalla Magalada Burco ee Xarunta Gobolka togdheer,balse saakay Xabsigaas laga wareejiyey.

Qaar ka mid ah eheladiisa ayaa waxaa ay sheegeen in saakay markii ay booqasho ugu tageen lagu wargeliyey in loo wareejiyey Xabsi ku yaalla Magalada Hargeysa.

halkani Riix Video Muuqaalka

1 Comment

  1. @Marqaan News,

    Ma Afsoomali casrisan baa iga dambeeyay waa aniga cinwaankiina kore fahmi la’ ee?

    kkkkk
    kkkk
    kkk
    kk
    k

Leave a Reply

Your email address will not be published.