DAAWO VIDEO:Cali maxamed Geedi oo Waxba u Reebin CC Shakur Qaraxyada Baaburta Iyaga Ka Danbeeya”

Ra’isul-Wasarihii hore ee Somalia Cali Maxamed Geedi ayaa markale ka hadlay amni darada magaalada Muqdisho gaar ahaana qaraxyada loo adeegsado gaadiidka laga soo buuxiyo walxaha qarxa iyo kuwa kale ee lagu dhejiyo laguna bar tilmaameedsado masuuliyiinta dowladda iyo dadka kale ee shacabka ah.

Cali Maxamed Geedi ayaa sheegay qaraxyada ka dhacay magaalada Muqdisho in ay qeybsaman laba qeybna ay geeystaan Al-shabaab kuwana ay ka dambeeyaan dad leh dano Siyaasi ah sida uu hadalka u dhigay.

Halkani Riix Video Muuqaal Cali Geedi

Waxa uu tilmamay in Alshabaab ay geystaan qaraxyada ismiidaaminta ah halka kuwa lagu dhejiyo gaadiidka lana dhigo waddooyinka Muqdisho in ay masuul ka yihiin dad leh dano siyasadeed oo khal-khal gelinaya dowladnimada Soomaaliya sida uu hadalka u dhigay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.