DAAWO VIDEO:cabdi Good Jabuuti Xabsi Dhigayso”Jabuuti Ayaa Igu Hanjabtey Hargeysa Laygu Dhex Dilayo,Samaroon Ayaa Ku Dilaya Lagu Yiri”

Cabdi Goodd ayaa sheegay in sirdoonka Jabuuti ay ku haystaan sababta uu u dhaliilay Ismaacil Cumar Geele waxaanu sheegay in uu ka hadli doono arimaha haatan laga cabsi galinaayo. Cabdi Good Abees ayaa dhawaan dhaliilo hawada u mariyay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele, maalmihii ay taagnayd xiisadii Ganacsade Axmed Cismaan Geele.

samaroon Ayaa Hargeysa Ayaa Lagu Yidhi,Cod Ayaan hayaa Anigu Caawa hadaan Dhinto  jabuuti Ayaa I Dishey,Amin kadani Dad Sirdoonka jabuuti Hargeysa Igu Dhex Dilaya”

Mr. Good oo shalay waraysi siiyay Telefishanka Star, ayaa wuxuu hadalkiisa ku bilaabay sidan “ Saaka [shalay] 8:32 saacada Hargeysa iyo 11:58 saacada Hargeysa ( shalay) waxa lay soo kala diray laba farriimood oo Whatsapp- ka laygu soo diray, oo runtii Jabuuti layga soo diray oo laygu hanjabaayo in ninkaasi uu helay xogo sirdoon oo Hargeysa laygu dilaayo, ama Gaadhi lay jiidhsiinaayo ama xabad inta laygu dhufto magtayda la dulsaaraayo cidkalena aanay idilayn ee ay I dilayaan dadka reer Somaliland oo ilaa shaaqiyaduhu ay u yihiin shaqaale oo lacagtayada ku shaqeeya Ama Ismaacil Cumar Geele la shaqeeya Idiris Cumar Geele ayaad gaadhay ayuu ku leeyahay, markaas Ismaacil Cumar Geele kama hadho dadka ee waa uu dilaa.”

Halkani Riix Video Muuqal cabdi Good

5 Comments

  1. Qofkan Alcholosim Ka ah ee futuda iyo Afku isu furan yihiin kkkk kkkk kkk kkk kuwan merqaannews maxay Ka faa’iidayan? Hadduu hadlayo beenbuu ku hadlaya, haddii uu murti sheegayo qabiil ku maagaa, haddii taariikh uu cabbirayo caarkiisu sharraxa , toddobatan saaqid ah oo sakhrad iyo drugs ku nool ah warkiisu qabad malahan kkkkk kkk kkk kkkk ismaaciil Cumar Geelle qof dhintay miyuu dilaa? Cabdi Good mar horuu bakhtiyay kkkk kkkk kkk kkkk waa lay dilayaa ku lahaa taasi darajo iyo magac midna kuu noqon mayso soomali iyo Djibouti 🇩🇯 way ku yaqaanaan yaad Ka dhaadhicin qadhmuunkaga, war orod noocaaga nolosha ku uray Ismacil Cumar Geelle waxbo kuma falee meelaha marfishyada aad sakhradda ku gubto uga sheekee waa lay dilayaa kkkkk kkkk qadhmuun fooqul qadhmuun.

  2. dadkani waa dad dhaqan xun oo dhagar badan .waxa laga yaba inuu isleyahay waxani ictiraf ku hela 2 saxibadisa ayuu leyahay iska dhiga wax ihandadaya .walee aniga beesha ictirafka ku walatay ma aminayo

  3. Haday Jabuuti ninkan cabdi good xidho sow ilko cusub inay u galinyaan ku noqon mayso, yaase kharashkaa bixinaya?

    Hadaba ninku isagoo ilka madoow ha iska hadlee waa in la daayo waxaasi Ismaaciil Geele waxaba ka dhibi maysee, bari buu kooda yaree safiir kusheega ah usoo eryi doonaa, kolkaasay habar walbaa qaylo iyo mashxarad ku dhufandoontaa iyadoon la kala garanayn.

  4. Anonymous: dhillooyinka uu la qayilo miyad Ka mid tahay oo sidiisa futada iyo siilku isku furan yahay, da’ahaanna adaaba Ka wayn qabxad qaacayso kkkk kkk kkkk kkkk Cabdi Good Waa 80 jir hawl gab ah yaraantiisana waa la soo dalooliyay oo waa half-man Half-woman kkkk kkkk kkk adiguna Ka sii da’waynid oo illaa xilligii gumaysiga ingiriiska ayaad haashka iyo garabada guranaysay kkkk kkk kkk alla yaa sawir kaa soo qaado maxaa harag qarmuun oogada kaa saaran kkkk kkk kkkk kkk kkk kkkk kkkk kkk kkk

Leave a Reply

Your email address will not be published.