DAAWO VIDEO War Hada Ah :Ciidamadii Difaaca Ugu Badnaa Soomaliland ee Sool oo Puntland Ku Biiray iskuna Dhiibey”jeegaanta Waan ka Baxnay Maanta”

Ciidamada Ugu Badnaa ee Soomaliland oo ku Sugnaa Deegaanada Gobolka Sool Gar Ahaana Degmada Boocame Ayaa Ku biiray Ciidamada Puntland,waxayna Sheegeen Inay Maanta laga Bilaabo ka Baxeen maamulka Jeegaanta.

Ciidamadani Ayaa Sheegay Inay U Dul Qaadan Waayeen Dhibaatada Deegaanka Soomaliland Ay ku hayso,waxaana halkaasi Kusoo Dhaweeyey saraakiil ka Tirsan Ciidamada Puntland oo Sheegay Inay ka Mid Noqonayaan Ciidamo Qaramaysan oo Mushaar leh.

Halkani Riix Video Muuqalka

5 Comments

  1. Somaliya meel walba gees ka gees dhibaatadaas way ka taagan tahay.

    Nin Al-shabaab aha oo dawladda ku soo biiray
    nin dawladda aha oo al-shabaab ku biiray
    Nin somaliland aha oo Puntland ku biiray
    nin puntland aha oo somaliland ku biiray.

    Askartan masaakiinta ah Gaajaa eryeysa oo marba dhinac bay raacayaan, somali Hungurigi baa ka sara tegay.
    kuwan hadda la sheegayo berito haddi yemen looga yeedho oo lacag loo sheego iyo Jaad xagaas bay u sii hayaamayaan.

    RAG HUBGURI BAA KALA REEGAY !!!

  2. @ Suldaan Taajka maakhir ”May Allah Bless Him ”

    Suldaan salaan sharafti saldanadda Maakhir Coast ayaan hawada kuu soo marinaya.

    Suldaan insha Allah monday da waan dhoofaya waxaan kuu rajeeyey caafimaad iyo cimri dheer in aad ku waartid.

    Emailka ayeynu ku kala war qaadan doona.

    Dhamaan akhyaarta marqaan media Cafis iyo musaamax.

Leave a Reply

Your email address will not be published.