DAAWO VIDEO: Sucuudiga Iyo Dhaxal Sugaha oo Aflagadeyey Ilhaan Cumar Kuna Tilmaamay Shiico

Warbaahinta Tageerta Sucuudiga Ayaa Bilowday Wararka Propogandada oo Ay Ka Qorayso Ilhaan Cumar,Kadib Khilaafkii Ka Dhex taagnaa Tageerayaasha Donald Trump Iyo Tageerayasha Ilhaan Cumar.

Qaar Ka Mid Ah Kooxaha Muslim Nacaybka ee Tageersan Madaxweynaha Maraykanka Ayaa Faafinayey Saacadahii Ugu danbeeyey Twiterka,Qoraal Ay Ku Sheegayaan Inaysan ilhaan Cumar Ahayn Muslim Suni balse tahay Shiico,Iyagoo Sheegay Inay Soo Xiganayaan Masuulin dalka Sucuudiga ka Tirsan.

Halkani Riix Video Sucuudiga Aflagadeyey

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.