DAAWO VIDEO: fahad yasiin oo Xildhibaan U hanjabey Maxkamad Inuu Soo tahayo.

Dood ayaa ka dhalatay Su’aal maanta xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka uu weydiiyay Ku xigeenka Hay’adda NISA Fahad Yaasiin Haaji Daahir.

Xildhibaan Zakariye Gaashaan oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa   ku-simaha Agaasimaha Hay’adda NISA, si toos ah u weydiiyey Fahad Yaasiin arrimo ku saabsan Hay’adda hoggaaanka NISA xiriir la leeyahay Alshabaab iyo sababtii xilka looga eryay taliye ku xigeenkii NISA Cabdalla Cabdalla oo sheegay in Alshabaab ku dhex milmeen hoggaanka NISA, taasoo keentay in jawaab culus uu bixiyo Fahad Yaasiin.

Halkani Riix Video Fahad yasiin

Kusimaha Hay’addaha NISA ayaa ka carooday Su’aasha uu weydiiyay Xildhibaanka, waxaana uu sheegay in uu sharciga la tiigsan doono.

2 Comments

  1. Nimanyahow Mahad Salaad, Futo Fiqi. Cabdiraxmaan Cabdishakuu. Odowaa iyo Sabriye hala weydooyoida ayMuqdishow ku yimaadeen AbgaalowMagaaladiinii hadii ay reer Galgaduud nabada iyohorumarka u diideen alaha idiin naxariisto
    Waxaad nagu wareeseen Midulood baa shiraya wax hadal hayninee ragaan iska qabta rag uu keenay Caydiid siuu idiin baabiyo

  2. ** His Royal Highness, Suldaan Dab La Riday ( May Allaah Protect him) **

    Suldaan berrito waa safarkaagii baan filayaa oo waxaan kuu rajeynayaa safar salaama, shar gudban iyo shayddaan xijaaban Inshaa-Allaah.

    Rabbi amuuraha ha kuu wada sahlo oo guulo ha kuugu dhammeeyo. Anagu na emailka ayaynu iskaga war hayn doonnaa haddii Rabbi idankeeda leeyahay. Aruursimo Allah Suldaan.

    You will be sorely missed your Royal Highness!

Leave a Reply

Your email address will not be published.