Daawo:- Somalia malahan xeer rasmi ah oo qeexaya qaabka loo ciqaabaya dadka ka tirsan Alshabaab iyo Daacish “Arin baraarug mudan”

Senator Dr. Mohamud Mashruuc oo kamid ah xildhibaanada Aqalka Sare ee Somalia oo maanta hadal ka jeedniyaya kulankii Golaha uu ku yeeshay xaruntooda Muqdisho ayaa suaal iska waydiiyay sababta somalia ay udiyaarsan wayday xeerar rasmi ah oo qabanaya Dagaalamayaasha katirsan Alshabaab iyo Daacish oo dowladda dagaalka kala dhaxeeyo.

Senatorka ayaa sheegay inuu isha soo mariyay xeerarka somalia uyaal isla markaana uu waayay xeer rasmi ah oo qeexaya qaabka loola dhaqmaya dadka katirsan ururadaasi hubaysan.

HALKAAN KADAAWO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.