DAAWO:- DFS oo bilaawday qabashada kulamo la isugu keenayo bulshada Rayidka si ay difaac uga dhigato duulaanka kaga yimid qolyaha Mucaaradka.

Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay kulan balaaran oo ay ka qayb galeen qaybo kala duwan oo kamid ah bulshada Caasimada ayaa taageere iyo garab istaag loogu muujiyay Dowladda Federaalka Somalia.

Kulankan oo ay soo qabanqaabiyeen siyaasiyiin si wayn utaageersan Dowladda ayaa dhamaan ka qayb galayaasha waxay si wada jir ah umuujiyay inay difaacayaan Dowladda maadaama waayihiin dambe ay muuqdeen kacdoono dadban oo la doonayo in lagu mijaxaabiyo jiritaanka Dowladda uu hogaamiyo Madaxwayne Farmaajo.

HALKAAN KADAAWO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.