DAAWO:- Cumar Xasan Albashiir oo si xun loo bahdilay qasabna loogu taxaabay xabsi wayn oo kuyaal Suudaan.

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya arrinta ku aadan in madaxweyne Cumar Al Bashiir lagu xiray xabsi ku yaalla dalkaasi.

ilo wareedyo ay soo xigatay wakaaladda wararka ee Reuters ayaa sheegay in Cumar Al Bashiir lagu xiray xabsiga Kobar, waxaana si weyn loo adkeeyay amniga halkaasi xilli Al Bashiir kaligiis lagu xiray xabsigaasi.

Madaxweynaha xukunka laga tuuray ayaa xabsi guri lagu hayay tan iyo markii militariga ay talada dalkaasi la wareegeen toddobaadkii lasoo dhaafay.

HALKAAN KADAAWO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.