Daawo:- Culimada Somaliyeed oo oo la saftay Dowladda, dhulkana kujiiday Mucaaradka “Banaanbaxyada waxaa wada qaswadayaal”.

Sheikh Nuur Baaruud Gurxan oo kamid ah Culimada Somaliyeed ee lagu xagliyo in ay taageeraan Dowladda ayaa si adag uga hadlay banaanbaxayada maanta lafilayo in ay ka dhacaab Muqdisho.

Sheikh Gurxan ayaa sheegay in Banaanbaxyada ay yihiin kuwo ay soo abaabuleen mucaaradka isla markaana ay qalad tahay in shacabku ay ka qayb galaan maadaama ujeedka uu yahay in la iska hor keeno Dowladda iyo Shacabka.

halkaan kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.