Daawo:- Bajaajleyda Muqdisho oo dhigay banaanbixii ugu wayn + Hanjabaad kusaabsan inay hubka qaadan doonaan.

Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxaa ka dhacay Banaanbax xoogan rabshado wata oo ay dhigayaeen dad u badan dhalinyaro oo ah kuwa ka shaqeeysta Mooto Bajaajta,kaasi oo si gaar ah uga socda Isgoyska Howlwadaag ee Gobolka Banaadir.

Banaanbaxaan ayaa yimid kadib markii saakay Askari ka tirsan Ciidanka Booliska uu Isgoyska howlwadaag ku dilay Darawal Mooto Bajaajle ahaa iyo wiil Dhalinyaro ah oo saarnaa Mootada.

Sidoo kale dadka dhigaaya banaanbaxa ayaa Wadooyinka ku gubay taayaro waaweyn,waxaana mararka qaar la maqlayaa rasaas ay ridayan Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya.

HALKAAN KADAAWO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.