Daawo:- Aabaha dhalay Mooto Bajaajlihii muqdisho lagu dilay oo fariin murugo leh udiray madaxwayne Farmaajo

Dhawaan askari katirsan Ciidanka Ciidanka Dowladda Somalia ayaa muqdisho ku dilay wade Mooto Bajaajle ah kaasi oo dilkiisa uu ka dhashay banaanbax rabshado wata.

Hadaba aabaha dhala wiilkaasi ayaa maanta lahadlay qaar kamid ah warbaahinta waxa uuna fariin udiray madaxda Dowladda Somalia gaar ahaan Madaxwayne Farmaajo.

HALKAAN KADAAWO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.