Baarlamaanka Somalia oo xalay lagu wargeliyay in maanta ay isugu yimaadaan xarunta Golaha Shacabka “Maxaa soo kordhay?”.

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta kulan ay ku yeeshaan xarunta golaha shacabka ee Muqdisho.

Kulankaasi ayaa waxaa looga hadlay ariKulla xariira dhageeysiga warbixinta guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo  Akhrinta koowaad ee sharciga wax ka bedelka furdooyinka.

Xildhibaanada ayaa xalay loo diray fariimo ku aadan qamsoomiida kulanka maanta.

Xildhibaanada ayaa baryihii la soo dhaafay kulamo xasaasi oo looga hadlayay amniga ku yeelanayay xarunta golaha shacabka ee Muqdisho.

Waxaa goor hore llasii xiray wadooyinka soo gala xarunta golaha shacabka ee Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.