DAAWO VIDEO:DJ Subeer oo Ka Jawaabey Muuqaal Anshax Xumo oo Laga Sameeyey.

DJ Subeer Ayaa ka Jawaabey Muuqaal Anshax Xumo oo laga Sameeyey,kadib markii muuqaalkiisa uu sheegay Inay Dul saareen waxa Loo Yaqaan “Gay” kadibna Isaga Dadka Uga Dhigeen.

Mar uu ka Hadlayey Ayuu Sheegay Inay Bulshada Soomaaliyeed Social Media Fahmaan wax yaabaha Magaca Looga Dilayo oo dadka Magaca leh Lagu sameeyo Inta Badan.

Halkani Riix Video Muuqaalka DJ Subeer

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.