DAAWO VIDEO NAXDIN LEH :Gabadh Soomali oo Arooskeeda U socotey Iyo Wiil iyo Hooyadi oo Ku Dhintay Diyaarada Ethoipia Airline.

laba Dhacdo ee samaynta Leh ee Shilka Diyaarada Itoobiya Soomaalida Ku Reebtay waxaa ka Mid Ah,Wiil Iyo Hooyadii oo Soomali Ah oo ku dhintay Diyaarada Kuwaasi oo ka Mid Ahaa dadka Diyaarada saarnaa ee Ku dhintay.

Sidoo Kale Gabadh Soomaaliyeed oo Arooskeeda Todobaadkani ka Dhaci lahaa magaalada Nairobi Ayaa Iyaduna ka Mid Ahaa dadka Ku Dhintay Shilkani diyaaradda Ethopia Air line ,

Halkani Riix Dhacdadani

Gabadhani somaliyeed oo canada ka timid todobadkana Arooskeedu ka dhici laha magalada nairobi wax kasta oo oo guri galkeeda ka mid ahan la sii diyaariyey dadkii ka soo qayb geli lahana la sii wada casuumay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.