DAAWO VIDEO DEG DEG:Mama Malyuun oo Dil ka Bad baadey Garoowe,Nin Ay Sheegtey Dili Rabey

Maama Malyuun Ayaa Tagtay Magaalada Garoowe Iyadoona halkaasi Lagu Soodhaweeyey,Muuqaal Ayey Ku Sheegtay Inay Dilka Bad baadey uuna Dili rabey Abwaan.

Abwaanka Ayaa ka Jawaabey Inay Sheegtay maama malyun oo Baraha Bulshada ka caan Ah Inuu Ninkaasi oo kunool magaalada Muqdisho Dil ugu Hanjabey.

Halkani Riix Video Muuqaalka

Abwaan Mama Malyuun Sheegtay Inuu Dil Ugu hanjabey Ayaa Lagu Magacaaba Abwaan Xarago

 

4 Comments

  1. Wax edeb daran ee keleba ayuu ahaa, bal hadda muxuu ku dili lahaa qoftaas, Hadey gaalo tahey iyo hadey muslim taheyba waa xaaraan in aad disho. haduu dilase ma wuxuu moodey in lagu dhaafi lahaa walee tiirkaa la geyn lahaa Xaaraamigaa. Somalida Jaahlnimaa haysa diinta ooaney wax ka aqoon, Ilaahey baa og qoftaas waxey tahey, idinku ma xakumi kartaa, gaala hadaa rabtaan waa kuwa idinla jooga. kelebkeleb dhaley buu ahaa

  2. qofkii qof dila diin kasta halade in ladilo sharci didi kara majiro,hase ahate waxa dil gudomin kara maxakabad cadali ah.

  3. War aydaan waa majeerteen nacayb gaalo sow kuwa lajoogo maaha abwaan xaare abahaa nacalaa kuyaaal naagtu waa maxamed ibraahim ama reer bicidyahan abtiyaashay wceloyahow afka kalabaxa reer bicidyahan car taabta maama malyuun walaahi inaan f1 afka idiin wada galinayaa

Leave a Reply

Your email address will not be published.