DAAWO DHACDO NAXDIN LEH:Meyd Gabadh Soomali oo Gurigeeda Laga Helay Ninkeeda Inuu Diley Loo Malaynayo

Gabadh Soomaali Ah Ayaa Meydkeeda Laga Helay Todobaadknai dalka maraykanka Gar Ahaana Gurigeeda ,Muna Ayaa Lagu Sheegay Gabadhani  Soomaaliyeed oo iyadoo meyd ah laga heley gurigeeda .

San Diego police oo sheegey in dhaawac ka muuqdo jirkeeda ninkeedina ilaa hada la la’ayahey lana cadeyn karin inuu yahey qofka dilka geystey iyo in la afduubey.

Gabadha oo sariirteeda Laga Helay waxaa loo Xidhay Ninkeeda oo Loo malaynayo inuu Dilkaasi ka Danbeeyey.

Muna Kuri oo 36 jir ah ayaa medykeeda laga helay gurigii ay deganeyd oo ku yaal magaalada San Diego ee gobolka California wadanka Mareykanka. Muna walaasheed oo lagu magacaabo .

Halkani Riix Video Dhacdada

[wp_ad_camp_1]

Amiina Salad, ayaa u sheegtay Telefishinka FOX ee Mareykanka laga leeyahay in walaasheed warkeeda iyo wacaalkeeda la waayey Sabtidii. Waxaa jira tuhun ah in “Ninkeeda uu dilay” Muna baaritaan ayaa hadda Booliisku bilaabeen. Muna ayaa markii la helay waxaa ka muuqday “nabarro kaga yaal madaxa, waxaa meydkeeda uu saarnaa sariirteeda”. Amina Salaad ayaa ku eedeynaysa Seyga marxuumadda inuu “dilkaasi geystay

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.