Sawiro:- Akhriso magacyada Wasiirada Dhulbahante kahelay xukuumada cusub ee Deni.

Waa kuwama xubnaha uga mid noqday golaha wasiirada Puntland ee gobolada Ssc.

1=Wasiirka Caafimaadka Dr, Jaamac Faarax Xassan. #LAASCAANOD

2= Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Xusseen Cismaan Lugatoor (Gabilay)#LAASCANOD

3=Wasiirka Warfaafinta, Isgaarsiinta & Dalxiiska Cali Xassan Axmed Sabareey #LASANOD

4=Wasiirka Deegaanka, Beeraha & Waraabka Ismaaciil Diiriye Gacmadiid #BUHODLE

5=Wasiirka Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyaradda & Ciyaaraha Jaamac Faarax Muuse #BUUHODLE


8 Comments

  1. Alla maxaa ku dhacay cumar maxamuud waxaa lasiiyey hal duurjoog ah waxaana loo magacaabay neefkii dheeraa
    Waxaan kula talin lahaa iscasil within today

  2. Markaan arkay jagooyinka uu siiyey cimaan maxamuud iyo ciise maxamuud ma cadaalad baa in cumar lasiiyo duurjoog waxay ahayd in loo roonaado sababtoo ah
    Waxay degan yihiin eerigoan iyo furin
    Yaa cumar maxamuud uga dhimasho badnaa intii colaad lasoo maray iyo kuwa taaganba
    Waxaan kula talinayaa in ay kasoo Bataan furimaha aan cidna lawadaagin

Leave a Reply

Your email address will not be published.