Dhagayso:- Yaa dilay maxaase loo dilay Nabdoonka xalay gaalkacyo lagu dilay? “Xog cusub”.

Wararka ka imaanaya Magaaladda Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa ku waramaya in xalay Magaaladaas lagu dilay nin Nabadoon ahaa oo Magaaladda caan ka ahaa.

Nabaddoonka oo lagu magacaabi jiray Cabdiqani Maxamed Cabdi Baalle ayaa lagu dilay xaafadda Israac ee waqooyiga Gaalkacyo gaar ahaanna nawaaxiga Isbartiimada kubadda cagta cawaale.

HALKAAN KADHAGAYSO

_______________________________________________________________

Wiixii Aragti Ama Faallo Aad Hayso waxaad Noogu Soo Diri Kartaa

Saxafi12@gmail.com

Ama Marqaanka@Gmail.com

Post Comment