Dhagayso Warbixin:- Xukuumadda cusub ee Deni maxay kaga duwan tahay xukuumadihii ka horeeyay?.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) ayaa soo dhisey xukuumaddii la shaqeyn lahayd shanta sano ee soo socota, Madaxweynaha oo la doortey 8 janaayo ayaan ku soo dhisin muddo 21 cisho ah ee dastuuriga ahayd in xukuumadda lagu dhiso, waxaana Baarlamaanku u sameeyey muddo kordhin 14 maalmood ah oo ku eg isniinta.

HALKAAN KADHAGAYSO

Wiixii Aragti Ama Faallo Aad Hayso waxaad Noogu Soo Diri Kartaa

Saxafi12@gmail.com

Ama Marqaanka@Gmail.com

7 thoughts on “Dhagayso Warbixin:- Xukuumadda cusub ee Deni maxay kaga duwan tahay xukuumadihii ka horeeyay?.

  1. Ninkii sugayoow in aduun uu gadaal u soo wanaagsanaado waad lunsan tahay,in maamul maamulkii ka horeeayay uu ka wanaagsanaado midaana ha u fadhin, arinkaasi waa arin horay loo arkay adiguna aad baaran karto,GAAS maamul kaga wanaagsanaa puqland soo MA marayo,rumaayso ama ha rumaaysan,

    Reply
  2. XILKA MAQASHA KII GABAY, GEELA MAW XILSAARNAA…….!
    ——————————————————————————————-
    Views”: =Qof kasta oo xil umada haya ama hore usoo qabtay waxa lagu qiimeeyaa mudadaa uu kursiga fadhiyo; waana halbeegyada lagu miisaamayo qofka la dooranayo (IN UU YAHAY HOWL KAR)?…….
    1) XILKAS?….. (PL = OUR COUNTRY NEEDS YOU?……. *(XILKAS = XILDHOWR)?..

    2)XIL-DHOWR?…..

    Reply

Post Comment