Dhagayso:- Gaadiid lagu gubay Duleedka Muqdisho iyo dadkii saarnaa oo toos loo toogtay.

Faah-faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa gaadiid dhuxul siday lagu gubay deegaanka Lafoole ee Duleedka Magaaladda Muqdisho.

Sida ay inoo xaqiijiyeen dadka deegaanka rag hubeysnaa ayaa gaadiidkaan gubay,waxayna sidoo kale dileen 3-ruux oo la socotay.

Halkaan kadhagayso

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.