DEG DEG:Golaha Wasiirada oo Hada Lagu Dhawaaqayo Live,

waxaa Hada Ka Socota Xaflada Lagu Magacabayo Golaha Wasiirada Puntland,Iyadoo hada Xaflada Magacabida Socoto balse saxafada waxa Puntland tv Looga Akhrinaya.

waxaa hada Socota Xaflada Lagu magacabayo Golaha wasiirada Magacaabidooda.

Lasoco.

_______________________________________________________________

Wiixii Aragti Ama Faallo Aad Hayso waxaad Noogu Soo Diri Kartaa

Saxafi12@gmail.com

Ama Marqaanka@Gmail.com

One thought on “DEG DEG:Golaha Wasiirada oo Hada Lagu Dhawaaqayo Live,

  1. Somalia”: = “Haddii aan rabno in dalkan uu horey u socdo, waa inaan dib u habeyn ku sameynaa dhulka. Waa in lagu sameeyaa hab qoto dheer oo macno leh. Haddii si fiican loo xaliyo, arrintan.?,,,,
    ————————————————————————————————————————————————
    (SOMALIA”:= LAND REFORMS IN OUR COUNTRY?: =(“If we want this country to move forward‚ we must have land reform. It has to be done in a deep and meaningful way. If well handled‚ this issue .?
    ——————————————————————————————————————————————–
    1990 =1991 = (a bad memory its all in your head)?…SOMALIA?…..

    Reply

Post Comment