Deg-Deg:- Madaxwayne Deni oo gowr dhaw ku dhawaaqaya wasiiradiisa.

Saacaddaha soo socda ayaa lagu waddaa in lagu dhawaaqo Golaha Wasiiradda maamulka Puntland, waxana Magaalada Garowe ka socda diyaargarowgii ugu dambeeyay.

Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Dani ayaa Saacaddihii ugu dambeeyay ku jiray kulamo wadatashi ah oo ku aadan ku dhawaaqista Golaha Wasiiradda.

Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in Madaxweyne Dani uu ku dhawaaqi doono Golo Wasiiro ah oo Kooban.

2 Comments

  1. Asc wr wb waxaa kula talinayaa Deni inuue ceeriyo:
    1. Saciid raage waa tuugtii dekeda boosaso gadatay.
    2. Wax faroole iyo Gaas lasoo shaqeeyay tuugtaa dariishada kalabax😂.
    Waxaa noo keentaa wajiyo cusub oo aqoon iyo daacad ah iyp Allen kacabsi leh.
    Cali ciise KU dar.
    Cali xaajii ku dar waa educated gaas ayaa xasday oo Ina adeerkii ah.
    General Morgan ku dar isaaq ha isku xaaraan.
    Inta kale Mr Dani adigaa KU daayay dad wacan oo lagu farxo keenso.
    Guul to my people puntland and be a United and we have many enemies and envies in and out.

Leave a Reply

Your email address will not be published.