DAAWO VIDEO:Meherka Cajiib Ah Khadar Keeyo Iyo Xaliima Gobaad Hees Loo Qaaday

Iyadoo Baraha Bulshada Lagu hadal hayey Guurka Labada fanaan Muqdisho ee Khadar keeyo Iyo Xaliima Gobaad waxaa markii Ugu Horeeyey Baraha Bulshada Kusoo Bandhigay Fanaanka Khadar Keeyo oo cadeeyey.

Khadar Keeyo Ayaa Qoraal Kooban oo iskugu jira Amaan Iyo Bogaadin Meherkiisa Ku Sheegay Baraha Bulshada uu isticmaalo.

Halkani Riix Video

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.