DAAWO VIDEO:Barnaamij Xogta Shiine Maxay Qabatay Dowlada Farmaajo Maxayse Ku Fashilantay?

Waxay 2 sano kasoo Wareegtey Markii la Doortay Dowlada Faderalka ee uu Hogaaminayo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed cabdulahi farmaajo Iyo Raysal wasaarahiisa Xasan Cali Khayre.

waxaa Jira mucaarad Kooban oo Aragti kala Horyimi Dowlada halka Shacabkuna Aamin san yahiin Inay Dowladu wax badan qabatay Dhanka Arimaha Debada Iyo Shacabkaba Inkasta Amaanka Wali wax Weyn iska Badalin.

Hadaba Barnaamij Xog Maxay qabatay Dowlada Iyo Wiixi Aysan qaban halkani ka Daawo Hoose.

Halkani Riix Video Muuqaal Barnaamij

Wiixii Aragti Ama Faallo Aad Hayso waxaad Noogu Soo Diri Kartaa

Saxafi12@gmail.com

Ama Marqaanka@Gmail.com

Post Comment