Daawo:- Taliska PMPF oo si adag uga jawaabay hadalkii Wasiirka Dekadaha Puntland.

Shir ay maanta isugu yimaadeen masuuliyiinta laamaha amniga ee Puntland iyo kan gobolka Bari ayaa looga hadlay howlgaladii ugu dambeeyay ee maalmahan ka socday magaalada Boosaaso iyo jawaabta hadal dhawaan kasoo baxay wasiirka Dekedaha iyo gaadiidka Puntland kaas oo ku sheegay in ciidamada badda iyo kuwa PSF-ta Puntland aysan ka amar qaadan madaxda Puntland sida uu ku yiri wareysi uu bixiyay dhawaan.

Taliyaha ciidanka PMPFTA Puntland ayaa si adag uga jawaabay hadalkii kasoo yeeray wasiirka dekadaha Puntland Siciid Maxamed Raage kaasi oo ahaa in Ciidamada PMPF iyo kuwa PSF ay yihiin ciidamo ushaqeeya shisheeye oo aanan ka qayb qaadan amaanka Gobolka Bari.

HALKAAN KADAAWO

_______________________________________________________________

Wiixii Aragti Ama Faallo Aad Hayso waxaad Noogu Soo Diri Kartaa

Saxafi12@gmail.com

Ama Marqaanka@Gmail.com

Post Comment