Daawo:- Madaxwayne Farmaajo oo Hambalyo udiray wasiir horay xil uga soo qabtay Somaliland “Sababta ogoow”.

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda federaalka somalia Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhambaal hambalyo ah udiray isagoo taleefanka kula hadlayay wasiir horay xil uga soo qabtay Somaliland.

Madaxwayne Farmaajo ayaa taleefan udiray Siyaasi lagu magacaabo Maxamed Jaamac Abgaal oo horay uga mid ahaa wasiirada somaliland waxa uuna uga mahadceliyay talaabada uu qaaday isagoona hambalyo iyo duco isugu daray.

Farmaajo ayaa sheegay in siyaasigaasi uu qaaday talaabo geesinimo leh oo kudayasho mudan.

Halkaan kadaawo muuqaalka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.