Daawo:- Imaaraadka oo joojinaya dhismaha dekada Barbara iyo Somaliland oo kahadashay ‘Barbara kiro ma ahan ee waa…”.

Maamulka Somaliland oo ka hadlay saldhiga milatari ee dowlada imaaraadka carabta ay ka dhiseyso magaalada berbara waxana ay shegtay inan laga kireyn basle uu jiray heshiis hore u wada gaaren laba dhinaca.

Wasiirka wasaarada maaliyada Somaliland Sacad Cali Shire ayaa sheegay dowlada imaaradka badelka saldhiga ciidan ee berbera ka qeyb qaadaneyso wadada xiriirisa magaalada wajaale iyo berbera, dhinaca Somaliland ayaa Puntland ku eedeysay iney bacda usoo iibgeyso.

HALKAAN KADAAWO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.