Daawo:- Gudoomiye Dhedo oo gaf ku tilmaamay hadalkii wasiir Siciid M Raage “Ciidamadu way wada shaqeeyaa”.

Gudoomiyaha Gobolka Bari Yuusuf Maxamed Waceys Dhedo Ayaa ka warbixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ciidamada amaanku ay ka fuliyeen gudaha magaaalada Boosaaso iyagoona sheegay in gacanta lagu soo dhigay dad ka ganacsanayay maandooriye gaar ahaan Khamri.

Waxa uu sidoo kale ka hadalay hadalkii kasoo yeeray wasiirka Dekedaha iyo gaadiidka Badda Puntland Siciid Maxamed Raage ee uu ku sheegay in wax wada shaqeyn ah aanay ka dhexeyn ciidamada kala duwan ee Puntland kuna sheegay Ciidamada PSF iyo kuwa badda Puntland in ay yihiin kuwa aan ka amar qaadan madaxda sar sare ee Puntland,

HALKAAN KADAAWO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.