Daawo Fadeexad:- “Saylici iyo Xaaskiisa oo boob ku haya Dhul ay leeyihiin Danyar oo kuyaal Boorame”.

Qoys ku nool deegaan duleedka ka ah Magaalada Boorame gobolka Awdal ayaa waxa ay sheegeen in dhul ay leeyihiin ay xoog uga qaadan rabto Madaxtooyada Somaliland.

Qoyskaan oo warbaahinta la hadlay ayaa waxay sheegeen in xaaska Madaxwayne Ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil Saylici ay booskaasi kuqabsatay isla markaana oidaygeeda oo ah ku xigeenka Muuse Biixi uu ku garabsiinayo sidii booskaasi iyada ay uyeelan lahayd isagoo adeegsanaya shaati dowladeed.

HALKAAN KADAAWO MUUQAALKA

1 Comment

  1. Dhul Boobka iyo Cawaaqibta Ka Dhalan Doonto?…… QOYSLAND =JEEGAANLAND?……
    —————————————————————————————————————————
    Tobanki sano ee lasoo dhaafay waxaa si xawli ah u kordhay dhulka bannaan ee dad iska oodanayaan. Magaalooyinka inta la iskala baxay ayaa dhulki xooluhu daaqi jireen la laan goostay iyadoo ka quud-darraynayo in maalin eegaas magaalo noqon doono.?….
    ——————————————————————————————————————————————
    UNDERSTANDING: =POVERTY = IN = QOYSLAND?………

Leave a Reply

Your email address will not be published.