Akhriso:- Magacyada iyo jifooyinka Dhulbahante kaheshay wasiir xigeenada iyo wasiiru dowlayaasha Pland.

Wasiir Ku-xeeganada iyo Wasiir Dowlayaasha Beesha Dhulbahante.

1:-Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda Cumar Yaasiin Ibraahin Ciise. (Nuur Axmed).

2:-Wasiir kuxigeenka Arrimaha gudaha, Faderaalka & Dimuquraadiyadda Cabdiweli Mire Xirsi iyo Maxamed Musadaq Maxamed. ( Wacays Cabdile Ugaar Yahan ).

3:-Wasiir Kuxigeenka Howlaha guud & Guryeynta Maxamed Xuseen Xaashi. ( Barkad).

4:-Wasiir Kuxigeenka Amniga & DDRTA Yuusuf Maxamed Ismaaciil. ( Gaboobe )

5:-Wasiir Kuxigeenka Horumarinta Qoyska & Haweenka Sahro Cabdi Xirsi. ( Qayaad ).

Wasiir Dowlayaasha:!

1-Wasiiru dowlaha Waxbarashada & Tacliinta Sare Cabdullaahi Xassan Rooble ( Hayaag )

2-Wasiiru dowlaha Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalah iyo Iskaashiga Caalamiga ah Cabdiraxmaan Caydiid Ibraahim. (Cali Gari).

3 Comments

  1. meshan 7 wasiir ku xegeen ayaa Qoraal lagu so mujiyey taas oo lashegay besha dhul bahante,maxa loga reebay wasirada besha dhulbahante,?? maxaysa tahay danta laga leyahay?,waxa imuqanaysa dadka waxan soqoray in aay ujedo aan ficnaan magan yihin.

Leave a Reply

Your email address will not be published.