Wararka Maanta

Qarax Xoogan oo Ka Dhacay Muqdisho

Waxaa goordhow Qarax xoogan Caawa laga maqlay qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya gaar ahaan Nawaaxiga Wadada Maka Al Mukarama. Qaraxa ayaa la sheegay in loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa,