Dhagayso:- Baashe Cali Jaamac “Beesha aan kadhashay ee Dhulbahante ma aaminsana Somaliland waana qalad in Biixi uu ciidamo geeyo Tukarraq”.

Wasiirkii hore ee biyaha Somaliland Xukuumadii madaxweyne Siilanyo Md Baashe Cali Jaamac ayaa waxaa uu eedihii ugu cuslaa u jeediyey madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi .

Dhinaca kale Baashe Cali Jaamac ayaa waxaa uu  ka biyo diiday dariiqii ay ciidamada Somaliland ku tagteen deeganka Tuko-raq  oo uu u sifeeyey in ay tahay sifo qaldan , waxaana uu cadeeyey in beesha Dhul bahante aaney wali aamisaneen Somaliland

Halkaan kadhagayso codka

Share this post

6 thoughts on “Dhagayso:- Baashe Cali Jaamac “Beesha aan kadhashay ee Dhulbahante ma aaminsana Somaliland waana qalad in Biixi uu ciidamo geeyo Tukarraq”.

  1. Baashe cali Jaamac marku sharaftiisi iyo dadkiisi iyo dhulkiisi uu siistay Majin Jaad ah ayu maanta Hadlaya, isaga iyo kuwa badan oo dhulos ah oo Isaaqa u doontay Qaruurad khamri ah iyo majin jaad ah YAA WAX KA DHEGEYSANAYA NIN WASAKHAYSAN shyt.

    Reply
  2. ASC.
    Baashe Cali Jama markuu jago waayey buu afka furtay.Malaha haddii meel loo magacaabi lahaa waxuu oran lahaa dhulbahante waa reer soomaalilaan oo puntlaan baa ah cadawga dhulbahante.Nac-Nacda Baashe waa hadalada raqiiskaa ee lagu yaqaan dadka liita markay waayaan waxay rabeen.

    Reply
  3. Baashi Cali Jaamaca= Soomaalidu:= Waxay Tiri= (Nin Qorax Ku Dilay hoos Kuuma
    Jiido.? (:Shalay weey Orad xumeed maanta weey aragti xuntahay‏ …?….
    ————————————————————————————————————————————

    Reply
  4. Caadaqaatayaasha”: = Idinkaa dalkiinii u huray, Habar Xabuusheed dheh?…..
    ———————————————————————————————————————
    the two clans are the victims of the crisis ?…..

    1) Jufada = jaamaca Siyaad ?….

    2) Jufada” Baharsame ? …….
    ——————————————————————————————————-
    Clans = And Crisis = In Dhulbahante = Nations ?….
    Heestii = Ahmed Cali Cigaal =(Waa Laysu Soo Noqoneey, = Wixii
    Nool = Adduunyada” eey” ?…. jaamac Siyaad = Baharsame? kkkkkkkkkkkk

    Reply
  5. Qofka wasiirka ah oo ka so jeda Belaha Hartiga oo somaliland masulinteda kamida,muxuu uqaban kara besha uu matalay?? mise naftisa ayuu ushaqo tegay?? sharciga Dawliga ah waxuu dhigaya Qofka Xildhibanka ah & midka wasiirka ah in uu matalo mesha uu ku dhashay dadka jooga,dhanka nolasha,cafimadka wax barashada herarkeda kala duwan,cafimadka xolaha & horumarinta,nabadgalyada,wadoyinka ama jidadka celasha biyaha,garsoorka & Cadalada,mise wa ninman nafsadoda u shaqo teay? su’alahas halaga so jawabo mahdsanid.

    Reply

Post Comment