Degdeg:- Qarax wayn oo hadda gilgilay Magaalada Paris + Khasaaraha hordhaca oo la ogaaday.

Wararka ka imaanaya caasimadda dalka Faransiiska ee Paris waxay sheegayaan inuu qarax aad u weyn goor dhow ka dhacay Xaafadda 9-aad ee magaalladaasi.

Sawiro lagu wadaagay Baraha Bulshadad ayaa waxay muujiyaan burbur xooggan oo ka muuqda Xafaadda u uqaraxu ka dhacay ee Rue De Montyo

Ugu yaraan hal dhismo ayuu dab ka ololayey, iyadoo gawaari iyo dhismooyin badan ku burbureen Qaraxaasi.

Ma kala cadda dhab ahaan waxa u uka dhashaay qaraxaasi maanta ka dhacay magaalladda Paris

Wixii kusoo kordha nagala soco.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.