Degdeg:- Masuul katirsan Somaliland oo si xun loogu dhaawacay Magaalada Hargaysa.

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

Askari ka tirsan ciidamada somaliland ayaa dhaawac u gaystay Agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka somaliland Maxamed Cabdi Xergeeye.

Wariyaasha kusugan Deegaanada Soomaaliland  ayaa soo sheegaya in agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadku uu dhaawac ka soo gaaray rasaas uu ku furay askari deganaa dhul la doonayey in laga raro.

Askarigan rasaasta ku furay agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka ayaa ka mid ahaa dad la sheegay inay dagan yihiin  dhul uu leeyahay dugsiga caafimaadka ee Xukuumada Soomaaliland ay maamusho

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.