Daawo Muuqaal:- Madaxwayne Deni oo kahadlay qaabka uu doonayo inuu kusoo xusho wasiiradiisa Cusub.

Madaxweynaha Cusub ee Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo aan weli la Caleemo saarin ayaa ka hadlayay qorshihiisa ku aadan sida uu kusoo Magacaabo lahaa Goihiisa Wasiirada.

Waxa uu sheegay in qorshihiisa uu yahay in uu soo Magacaabo Golo Wasiiro tayo lehisla markaana Haweenka ay qoondo wanaagsan ku lahaan doonaan maadaama hal Haween ah ay ku jirto Baarlamaanka Puntland.9

Halkaan kadaawo Muuqaalka

Share this post

4 thoughts on “Daawo Muuqaal:- Madaxwayne Deni oo kahadlay qaabka uu doonayo inuu kusoo xusho wasiiradiisa Cusub.

  1. maxadweynaha puntland waxan kula talin laha in uu so dhiso gole wasiiro oo Tayo sare leh,misana Qabiloyinku ka dhexmuqdan oo wax Eex lahan,waxan kale oo kaga digaya in aad iska ilaliso,Xildhibaka Aqalka sare ka tirsan oo ah nin Quuq badan oo Faroole layirahdo in aad ka taxadarto in uu kugu lug yesho,ummada puntland in aad udhexayso oo aad si cadalad ah umaamusho.

    Reply

Post Comment