Aqoonyahan suaalo macquul ah ka keenay guddigii uu magacaabay RW Kheyre.

Prof Yaxye Sheikh Caamir oo ah aqoonyahan ku taqasusay arimaha dhaqaalaha ayaa su’aalo ka keenay guddiga uu magacaabay ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre.

Guddigaasi ayaa ka shaqeyn doono soo celinta hantida qaranka Soomaaliya, waxaana ku jiro wasiiro iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir.

Qoraalka Aqoonyahanka ayaa u qornaa sidan: Hantida Qaranka. Codsi.

Adiga oo aan u qaadan Mucaaradnimo & Muxaafadnimo oo aan siyaasadeeyn iiga Jawaab su’aalahaan,si aan uga faa’iido aragtidaada.

1-Hantida Qaranka ee la iska qaato ma duugoowdaa waqti ahaan?

2- Haddii laga Soo bilaabayo wixii Ka dambeeyay 1991,wixii Ka horeeyay ma la xisaabinayo miyaa Sabab?

3- Sida loogu Kala baahanyay, mudnaanta Hantida la Soo celinayo maxaa cabir u ah?

4- Guddi Siyaasiyiin u baadan maxaa loogu magacaabay?

5- Hantida Qaranka Maku Jirtaa lacagta Kaashka ah ee loo baahan yahay in la Soo celiyo?

6- Gudiga wasiiradu waqti ma u hayaan, oo shaqadii loo igmaday, ma Ka soo faraxasheen?

7- Amarkaani ma Hantida Xamar ayuu Ku eg yahay Mise Gobaladana waa saameeynaa?

8- suura gal ma tahay in dad gaar ah oo fikirkooda la diidan yahay loo isticmaali Karo,in lagu handado?

10- ma tahay Waqtigii Ku haboonaa nabadgalyo ahaan?

Waad Ku mahadsan tahay jawaabtaada

Qore: Yahya Amir

3 thoughts on “Aqoonyahan suaalo macquul ah ka keenay guddigii uu magacaabay RW Kheyre.

  1. [url=http://www.votsalakiahotel.com/tools/install.php?ju=1883]Cure Turinabol 70 Mg[/url]
    Put money into an air purifier. An air purifier, specially in the bedroom, might help come up with a individual with allergy symptoms considerably more comfy. These units flow air flow similar to a fan, whilst filtering out dust particles along with other air air-borne pollutants. To get the best outcomes, search for a device that features a Hepa filtration system.
    [url=http://www.stratfordfinefoods.com/cookies/simple.php?n=1436]Boldenone Bulking Cycle[/url]
    You should get pay day loans from your bodily place rather, of relying on Online internet sites. This is a great thought, simply because you will understand specifically who it is actually you happen to be credit from. Examine the listings in your neighborhood to see if you will find any lenders in your area prior to going, and look on-line.
    [url=http://www.bandungrental.com/home/kontakt.php?no=1933]Oral Steroids Hip Pain[/url]
    Should you suffer from back pain and you smoke cigarettes, you need to cease without delay. One of many horrible negative effects of smoking cigarettes is the intake of smoking. Nicotine lowers blood circulation during your whole body, which include in your spinal column, and this increases your probability of back pain.
    [url=http://www.smartibapp.com/tests/slider.php?n=217]Equipoise Y Winstrol[/url]

    Reply
  2. Yaxye Caamir su’aalihiisa macquul wey ka fogyihiin waxaa ka soo uraya Fiqi iyo Habar Kintir warkoodii ma ogyahay inuu Xasan Xoolo gudigaan oo qarsoodi ah sameystay oo America shirkadii uu la heshiiyey lagu kashifay sidaana looga hor istaagay isaga iyo kuwo la baxay HAG oo uu Yaxyahaan naftiis xubin qarsoon ka ahaa ugu yaraan Kheyre wuu shaaciyey wuuna la wadaagay shacabka hantidana in la soo celiyo ayaa la rabaa dadka ku jirana waa dad Soomaali qabiilo kala gedisan ka yimid ee ma aha anaga reer hebel ah (HAG) Mr Yaxye ma aha adiga iyo adeerkaa Xasan xoolo oo rabay inay xaraashaan

    Reply

Post Comment