Akhriso:- Gudoomiye xigeenkii Xaliima Yareey ee guddiga doorashada oo xilkii laga qaaday “Sababta ogoow”.

Guddiga Madaxabannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa xilka ka qaaday Guddoomiye ku xigeenka Guddiga isla mar ahaanta ka saaray xubinnimada.

Qoraal ay soo saareen Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa lagu sheegay in Masuulkaas uu ku xadgudbay sharciga guddiga isla markaana Dacwadaha ka dhasha go’aanka guddiga ay kaliya go’aan ka gaari karta maxkamadda sare ee dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.