Dhagayso:- Xildhibaan si kulul uweeraray Muuse Biixi “Maamulka Muuse waxa uu ku dhisan yahay Sharci darro iyo qasab”.

Xildhibaan Xussen Axmed Ceydiid oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland kana tirsan xisbiga Waddani ayaa waxaa uu sheegay in xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ku  dhisneen wax sharci ah , balse ay ku dhisan tahay Digreeto ka soo baxday caqliga Madaxweyne Biixi.

Riix halkaan si aad codka udhagaysato

1 Comment

  1. ma hoggaamiye aragti dheerbaa mise kaligii taliye?(Is a Leader Visionary Or a Leader?…)
    ——————————————————————————————————————————–
    1)Muse Bihi”=: Are Visionary Business Leader?……..

    2)Qoon Hogaan Xun = Iyo = Hooyo Xun = Midna Ma Hanaqaado.?…..

Leave a Reply

Your email address will not be published.