Dhagayso Waraysi:- Dhaqaatiirta Ceeldaahir oo kawarbixisay Xaalada dadkii ku sumoobay Degmadaasi.

Dr.Cabdiraxmaan Axmed Muuse Saylici Agaasimaha guud ee isbitaalka Magaalada Ceeldaahir oo uwaramay HM ayaa sheegay in isbitaalka shalay la keenay 54ruux oo ku sumoobay Hilib iyo Caano ay ku isticmaaleen gudaha magaalada, kuwaas oo lagu guuleesytay badbaadintooda.

Dhaqtarka ayaa sheegay in hadda isbitaalka ay jiifaan 8 ruux halka intii kale ay kabaxeen kadib markii jirkooda suntan laga soo saaray.

Halkaan ka dhagayso Waraysiga

Post Comment