Dhagayso Waraysi:- Askar aargudasho ubaxday oo lagu gowracay Gobolka Gedo + Qaar madaxa laga toogtay.

wararka kusoo dhacaya warqabadka Marqaannews ayaa waxay sheegayaan in maanta gobolka Gedo lagu dilay askar katirsan Ciidanka Dowladda Federaalka ee Somalia.

Askartan oo ku hayb ahaa Nabadoon mar sii horreysay alshabaab kugowraceen Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo, waxaana ay doonayeen in ay nabadoonka usoo aar gudaan iyagoona weerar ku qaaday fariisimo ay daganaayeen Alshabaab.

Halkaan riix si aad udhagaysato Waraysiga

Dagaal socday muddo kooban kadib waxaa la xaqiijiyay in alshabaab ay dileen 9kamid ah ciidankii soo weeraray.

5 Ka Mid Ah askarta Dagaalka Ayey Ku Dhinteen Halka Afarta Klena Ay Al-shabaab Gawraceen sida uu Marqaannews uxaqiijiyay Cali Yacquub oo kamid ah saraakiisha Ciidanka XDS ee Gobolka Gedo.

Post Comment